Ra’isul Wasaare Kheyre oo amray in dalka si deg deg ah ugu soo laabtaan Diblomaasiyiinta Safaaradda dalka ….

Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah oo fulinaysa amarka Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku wargeliyay sii hayaha safaaradda, dhammaan diblamaasiyiinta iyo u-qaybsanayaasha ka hawl gala safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Khartuum ee dalka Suudaan in si deg deg ah ku ugu soo laabtaan xarunta wasaaradda arimaha … Continue reading Ra’isul Wasaare Kheyre oo amray in dalka si deg deg ah ugu soo laabtaan Diblomaasiyiinta Safaaradda dalka ….